BREAKING NEWS

Farmaajo oo si kulul uga hadlay rabshadihii maanta ka dhacay Muqdisho{Video}

Madaxweynaha Somalia Max’ed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay rabshadihii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee ka dhashay dilal askar ka tirsan ciidamada dowladu kula kaceen bajaajley iyo dad kale oo shacab ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top