BREAKING NEWS

Muuse Biixi Oo Booqday Aasaarta Qadiimiga Ah Ee Laas-Geel{Video}

Madaxweynaha MAAMULKA Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa booqday goobta Aasaarta qadiimiga ahi ku duugan tahay ee Laasgeel, waxana uu soo indho-indheeyey xaaladda ay sugan tahay goobta taariikhiga ah ee dalxiiska loo tagaa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top