Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi [Sheekh Aadan Siiro], ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay dhibaatada ay Ummadaha Muslimka ahi ka dhaxlaan Dulmiga, isagoona Xukuumada Muuse Biixi ugu baaqay inay dulmiga ka deyso shacabkeeda.