BREAKING NEWS

Xaalada Boocame Cakiran{Video}

Beesha Xasan Ugaas Dhulbahante ayaa qarka usaaran In Colaad laga dhex qarxiyo iyadoo maamulka Jeegaanta Ee Muuse Biixi Deegaankaasi u diray maleeshiyaad beesha ah oo la siiyay lacag iyo dabaqoodhiyo Ka ah hormuud Hurinta Colaada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top