BREAKING NEWS

Siyaasi Cali Khaliif oo Burco Runta U Sheegay(DAAWO VIDEO)

Madaxwaynihii hore ee Maamulkii Khaatuma Cali khaliif Galaydh oo kulan dadwayne kaga qayb galay magaalada Burco ayaa la waydiiyay suaalo kala duwan kuwaas oo ay waydiinayeen ka qayb galayaashii shacabka ahaa.
Gabadh kamid ahayd dadkii suaaslaha waydiiyay Siyaasi Galaydh ayaa suaal uu jawaabteeda ku dhibtooday waydiisay waxaana ay ka codsaday inuu sharaxaad kabixiyo waxa uu ula jeedo tabliiq siyaasadeed iyo sababta uu shaqadaasi udoortay.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top