BREAKING NEWS

Fa’isal Cali Mas Oo Ku Dhintay Shil Gaadhi

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil Gaadhi oo ka dhacay Duleedka Degmadda Xudun ee Gobolka Sool, Kaasi oo gaystay Khasaare Isugu jira Dhimasho iyo dhaawac.

Shilkan ayaa la Xaqiijiyey inuu ku Geeriyooday Faysal Cali Mas oo kamid ahaa Siyaasiyiinta Deegaanada SSC, Islamarkaana ku sugnaa inta badan dalka imaaraadka Carabta.

Waxaa sidoo kae shilkan gaadhi ku egeeriyooday Nin kale oo lagu magacaabo Timo Jilic Cismaan Cumar, Waxaana uu dhaawac kasoo gaadhay Shilkaasi Siciid Ibraahim Budhyar.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top