BREAKING NEWS

MD Cagjar Ka Hadlay Kulan La qaatay Isimada SSC

Madaxweynaha Maamulka soomaali State Mudane Mustafe Cagjar ayaa ka war bixiyay kulan uu la qaatay madax dhaqameedka SSC Qeyb kamid ah.

Madaxweynaha Ka hadlaaya Kulanka uu la qaatay Odayaasha SSC ayaa yidhi”Anagoo ku guda-jirna iskaashiga dadkeena iyo wada tashiga odayaal dhaqameedka deegaan keena si horumar loogu tilaabsado, ayaa waxan kulan wada qaadanay waxgaradka gobolka doollo iyo garabka haweenka doollo’

Waxaana isla qaadanay in si-wadajir ah looga wada shaqeeyo horumarka deegaanka, dawladuna si habsi leh ay ugudato hormurinta deeganka, xagga caafimadka, biyiha faya-dhowrka deeganka, iyo kor-uqaadida tacliinta, si loo helo ubad deegankena anfca’

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top