BREAKING NEWS

Madaxweyne Xaaf oo dib ugu laabtey Magaalada Dhuusamareeb{Daawo}

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Maanta waxa uu gaarey  Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha ayaa safar mudo qaatay oo uu ku maqnaa Magaalada Nairobi ee Dalka Keynya waxaa uu shalay kusoo laabtay Magaalada Gaalkacyo isagoona Maanta uga soo gudbay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug

Waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay Madaxa xukuumada Maamulka Galmudug, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Magalada Dhuusamareeb.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top