BREAKING NEWS

Sakariisha Ciidamada Somaliland oo Hanjabay, Kana hadlay Fulinta Amarka degdega ah ee Sanaag{Video}

Saraakiisha Ciidamada Milatariga iyo Booliska ee Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani iyo Sareeya Gaas C.laahi Fadal imaan oo Warbaahinta kula hadlay hargeisa ayaa ka Warbixiyey sida ay gobolka sanaag uga dhaqan gelin doonaan Go’aankii kasoo baxay Madaxwayne Muuse Biixi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top