BREAKING NEWS

Galaydh Oo Maan Kala Duldhacay Siilaanyo{Video}

Damiir Darada Dr Cali khaliif galaydh ayaa maraysa in uu Amaan Kala Duldhaco Hogaamiyihii Hore SNM Siilaanyo oo la ogaa Xasuuqi uu Shacabka SSC U geestay siiba xasuuqyadii Buuhoodle.Xudun,Taleex Widhwidh Kalabaydh iyo Meelo Kale Oo Badan,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top