Boqor Buur-madow ayaa Madaxwayne Muuse biixi wuxuu ugu baaqay inuu ka Noqdo go’aankaasi, Wuxuuna sheegay in deegaanka ay ka jirto Abaar islamarkaana aan loogu dari karin Xaalad degdeg ah.