BREAKING NEWS

Ra’isul Wasaare Kheyre oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Garawe(DAAWO VIDO)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa galabta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Garawe ee xarunta maamulka Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top