BREAKING NEWS

Shacabka Gobolka Sanaag oo si adag uga Horyimida xaalada Gobaka lagu sooragay(DAAWO VIDEO)


Ceerigaabo (widhwidh online ) Shacabka iyo Waxgaradka Gobolka Sanaag ayaa si kulul uga soo horjeestay Xukunka Milatari ee Muuse Biixi kusoo Rogay Qaybo kamid ah Gobolka sanaag

HALAKAN KADAAWO

Waanu kasoo Horjeednaa  Xaalada dedgea ah,   Ceerigaabo maxaa ka dhacay, Meel aan Belo ka jirin dhibaato  uma baahno Balaayo,  Ramadaan ayaa soo gelaysa maalintii dar alle ayay bandow u tahay,  Habaynkiina mid Bini aadam dadka looguma dari karo.”


|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top