BREAKING NEWS

Maxaa Ka Ogtahay Sababtay Puntland Uga Haajiren Qoyska Caasha Ilyas{Video}

Caysha aadan Ilyas oo ahayd gabadh aan qaangaadhin oo lagu fara-xumeeyay laguna dilay magaalada gaal-kacyo ayay qoyskeedii u soo guureen magaalada wardheer ee gobolka doolo iyagoona la hadlay warbaahinta Deegaanka .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Caasha Hooyadeed oo lagu magacaabo Saynab Cabdiwahab ayaa ka warbixisay sababtii ay uga soo guurtay Gaalkacayo”Waxaan u baqay Ubadkeyga kale waxaan kalo u baqay Nafyadda Amni daro ayaan uga soo Cararnay Hanjabaado ayaan Uga soo cararnay nooga Imaanaayay Dadkii caasha Kufsaday Misana DIlay’

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top