BREAKING NEWS

MD Farmaajo oo Daadka Ku Daray Horjooge Dani & Garoowe oo Caawa Farmaajaysan (DAAWO)

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweey magaalada Garoowe, waxaana Garoonka uga hor yimid Raysal wasaare Khayre iyo Madaxwaynaha maamulka Puntland.

Sida Ilo xog-Ogaal ah Xaqiijiyeen  Amaro Puntland ka soo baxay Saddexdii maalmood ee la soo dhaafay waxaa dadweynaha lagu farayay in aanay soo dhaweyn karin Madaxweyne Farmaajo ciidamo badana wadooyinka ayaa la dhigay.

Balse waxaa Arintaasi Halmar is badashay Caawa kadib markii  Dadweynaha Soomaaliyeed ee Garoowe ku nool oo arinkaas ka jawaab celinaya ay wadooyinnka isugu soo baxeen, iyaga oo muujinaya taageerada ay Madaxweynahooda u hayaan iyo sida ay garab taagan yihiin.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top