BREAKING NEWS

Cali Khalif Oo Utabaliqay Boorame {Halkan ka’Daawo}

Waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Reer Boorame ayaa uga Hor yimid meel ka baxsan magaalada, Waxayana ka Warameen Taariikhda uu ku leeyahay guud ahaan Soomaaliya.

Cali Khalif ayaa dhankiisa ka mahad celiyey Soo dhowaynta loo sameeyay Wuxuuna xusay in magaalada ku Qaban doonaan Kulamadii ay horay ugu soo Qabteen dhowr-magaalo oo kale.

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar iyo Cali Khalif ayaa Bulshada Boorame u Qaban doono kulamo kala duwan, oo looga doodayo qorshayaal yagu wataan oo wakhti lumis ah uguna magaca dareen Tabliiqa Siyaasiga.

Cali Khaliif ayaa mudadanaba taliska muuse marti uga ahaa inuu uga hirgaliyo heshiski ay rabeen inaya ku iibiyaan Gobalada SSC

Heshiiskaas oo ay lagaleen cali khalif iyo kooxdisi Madaxawayni hii’ hore Siilaanyo Kaas oo fashilmay SHacabkuna Ogaaday qorshaaha uu soo maleegayo Cali iyo Kooxdisu

Wakhtigana wareegalaysanaya Gobalada Somalilnd hadeerna qorshaynaya qorshe labaada oo uu Gobalada SSC Dib Ugula soo noqon lahaaa

Halkan ka’Daawo

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top