BREAKING NEWS

Musharax Seeraar “Axmed Madoobe isagaa xulaya Xildhibaanada Jubbalan{DaawoVideo}

Cabdinaasir Seeraar Maax  oo kamid ah Mushariixiinta u’ taagan Xilka Madaxwayne ee Jubbaland, ayaa ka hadlay Arimo kala duwan   oo ku saabsan xaalada Jubbaland Iyo Doorashada Madaxwayne ee la filayo inay dhowaan ka dhacdo Jubbaland.

HALKAN KA’DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top