Shacabka Laascaanood waxaa Lagu Wargalinaya In Ay Si leh karti Geesinimo Ugu Diyaar Garoban maalinta Nadaafada Gobolada SSC Islamarkaana Gacanta maalintaasi Loola tago qashinka Guri ka guri ilaa magalada odhane
Sidoo kale Buuhoodle Waxaa looga Diyaar Garoobay 18 May maalinta qashinka Si aad U heer sareysa, Bulshada laascaanood oo iyagu Ah Geesiyaal dhiiran waxaa looga yaqiin inaysan Indhaha Laaban maalintaasi nadaafada Gobolada SSC.