Maalmihii Udanbeeyay waxa soo badanaya muranka Maamulka Muuse Biixi, Taas oo ay siyaasiyintu isgu jawabayan warbaahinta hadalo xanafaleh kana turjumaya xaalada dhabataa Ee kajirta gobalada somalilanad
MAAMULKA Muuse Biixi ayaa noqaday kii ugu qabyalada badana maamuladi hore kaas Oo ah mida badheedha cidana lagala gabanayn, Waxa la xidhxidhay hooyooyinki lagana qaday hantiii saxafiyinti Abawanadii Siyaasiyintiii
Taas oo hada ku socota mida dunta laguna kala yaacayo wakhti yadan soosocda