BREAKING NEWS

Dawlada fedaralka Somaliya oo Kashiftay Xidhiidh dhexmaray Madaxwayne Faramajo iyo iyo Muuse Biixi{Daawo Video}

Mahdi Maxamed Guuleed ayaa faahfaahin ka bixiyay halka uu ku dambeeyo wadahadalka DF Somaliya iyo  Maamul G/ Somaliland, isagoo dhinaca kale kashifay fursad uu sheegay iney Somaliland khasaarisay.

Dowladda Somalia ee uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo mudadii ay jirtay waxaa hakad ku jiray wadahadalladii siyaasadeed ee u dhaxeeyay dowladda Federaalka Soomaliya iyo Somaliland

Halkan ka Daawo

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top