Mahdi Maxamed Guuleed ayaa faahfaahin ka bixiyay halka uu ku dambeeyo wadahadalka DF Somalia iyo Somaliland, isagoo dhinaca kale kashifay fursad uu sheegay iney Somaliland khasaarisay.
Dowladda Somalia ee uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo mudadii ay jirtay waxaa hakad ku jiray wadahadalladii siyaasadeed ee u dhaxeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya.Somaliland .