BREAKING NEWS

Muuse Biixi Oo Ka Hadlay xaalada Gobalka Sanaag.{DAAWO Video }

Muuse Biixi Cabdi Oo maanta saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa, ayaa si gaar ah diiradda u saaray qiimaha ay nabaddu leedahay, waxana uu hoosta ka xarriiqay in mar kasta oo ay dhibi dhacdo in Ciidamada iyo shacabka waajib ka saaran yahay ilaalinta nabadgelyada, isaga oo caddeeyey in ciidamada ku sugan degmooyinka Ceel-Afweyn, Ceerigaabo iyo Gar-adag ay tahay ilaalinta nafta iyo hantida bulshada.

HALKAN KADAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top