BREAKING NEWS

Masuul Hargaysa ka yidhi”Waa In La xidho Cali khalif iyo Ina Samatar{Video}

Xildhibaan Nacnac oo kamid ah Barlamaanka maamulka SNM ayaa Muuse Biixi Ugu Baaqay In La xidho ama Deegaanka SNM laga Saaro Cali khaliif Galaydh iyo axmed Ismaacil Samatar.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top