BREAKING NEWS

Sir Culus Yaa Ka Danbeeyay Hadalkii Dhakool

Xildhibaan Dhakool oo kamid ah Barlamaanka maamulka SNM Mudo 28 Sano ah islamarkaana ahaa Ragii aadka ugu Rabaysna Maamulka SNM ayaa Maalmihii ugu Danbeeyay Ku Dhawaqaayay hadal aysan Uga Baran Beesha Isaaq,

Hadaba Sababta Ka danbeeysa weedhan Ay dhibsaden Beesha isaaq aee Dhakool Ku Tirabaayo waxaa dabagal Ku Samaaysay shabakada WIdh Widh Online

Xogta aanu helnay ayaa cadeenasa In Dhakool uu hadalkii shalay usoo Dhiibay cali khalif galaydh Oo Ay isku beelyihiin islamarkaana Haatan Hargaysa ku sugan Una Ololeenaya Wax loogu yeedhay Somaliland Loodhan yahay oo cid u dirsatay aysan Jirin.

Xidlhibaan Dhakool waxaa Shalay Cali khaliif U Dhiibay hadal Galiyay Halis Naftiisa Islamarkaana Gudaha Hargaysa uu haatan ku yahay faro ku Gabadan Mr Dhakool.

Dhakool waxaa uu ahaa ragii shalay caruurta laascaanood ku Laynaayay Diidmada 18 may Sankana Kaga Tolaayay waxaana uu ahaa Ragii la dhacsana 18 may iyo Dhamaan dhaqamada kale Beesha isaaq Balse hadalkan shalay ayaa ahaa mid uu Inadeerkiis Cali khaliif Galaydh Oo Laga xidhay albaabada Ugu hilinaayay ee maysan ahayn hadal Uu isagu Shaqsi ahaantiisa Curiyay ama fikir shaqsi ahantiisa uu aaminsan yahay sababto ah hadii sidan uu aaminsan yahay Hore ayuu uga Biyo Diidilaha.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top