BREAKING NEWS

War Dag Dag Ah:Dhakool Oo Hada La xidhay iyo Ciidamada Oo Jidh Dilay

Ciidamada booliska maamulka Somaliland ayaa caawa xabsiga u taxaabey xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland.

Xildhibaanka ayaa shalay warbaahinta ka sheegay in maalinta 18-May ay tahay maalin u gaar ah beesha SNM.

Xildhibaan Dhakool ayaa ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Somaliland ee kasoo jeeda gobolka Sool.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in maleeshiyaadka snm ee xidhay dhakool ay jidh dil u geesten xiligii ay qabanaayen.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top