BREAKING NEWS

War Naxdin Leh OO laascaanood Ka soo kordhay{Video}

Hore ayaa loo yidhi ninkii noolow maxaa aragtii ku laaban waa hubaal hadaad aduunyadan Si Joogto inaad wax badan arkayso.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Horgalada Beesha Isaaq u jooga magaalada laascaanood ayaa Bilaabay arin ugub ah oo kuwii Duurka joogay kala xishooden Ganacsatada laascaanood

Horgalada ayaa ganacsatada laascaanood la shiray kuna amray Bixinta lacagta ama qarashka loogu dabaal dagaayo maalinta 18 May ee Beesha isaaq.

Waa Layaab in maanta Ganactasada masaakiinta ah lagu rido amar lamid ah Sii Baad uu ku dabaaldago ninkii xooga dhulkaga ku haystay.

Ganacsatada waxaa hubaal ah hadii ay bixiyan lacagtaasi in Ay Furaso wado Halis leh islamarkaana Ciidamada Xoreenta Khaatumo iyana ay Ku bilaabi doonan Lacag in ay Ka qaadan sababto ah Nin ka Ganacsadaha ah ee maamulka isaaq ku siiya Lacag Gobolka sool Majirto wax ka mamnuucaya in Raga Qoraxda iyo Duurka Ku Injireestay ay iyana lacag uga qadi waayan,

Ciidamada Khaatumo iyo sarakiisha Waxaa iyana ay hada Isku diyaarinayan in Dhamaan Jidadka soo gala magaalad laascaanood hadii ay tahay Baabur Rakaab wada iyo kuwo Ganacsi in ay Ku soo rogan Lacag cashuur ah Ilaa inta ay Ganactasada iyo dadka Ku Nool gobolka gudihiisu ka waan toobayan Inay Bixiyaan Baadda SNM Ay Siinayan.

Dad ayaa is weydiinaya see ciidamada khaatumo lacag uga qaadayan ganacsatada?

Waxay uga qaadayan Gancsi kasta oo soo gala gobolka ka hor inta uusan soo galin ayay ciidamada khaatumo dibada kaga soo qaadayan cashuur.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top