BREAKING NEWS

Xaalada Dhakool Oo Halis Ku Jirta iyo War Culus Oo Ka soo Baxay Barlamaanka Somaliland{Video}

Qaar kamid ah Barlamaanka Maamulka SNM Ayaa sheegay in sharciga la marin doono Xildhibaan Dhakool Oo maalinta Beesha Isaaq U Dabaaldagto inay Ka Goosten Soomaaliya ee 18 May Ku tilmaamay maalin madow oo iyaga Khaas u ah,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top