Ciidamada booliska Somaliland ayaa caawa xabsiga u taxaabey xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland
Xildhibaanka ayaa shalay warbaahinta ka sheegay in maalinta 18-May ay tahay maalin u gaar ah beesha SNM
Xildhibaan Dhakool ayaa ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Somaliland ee kasoo jeeda gobolka Sool
Xildhibaan Dhakool Ayaa Ahaa Shakhsiyaadkii Maamulka Soomaliland Gacanta u Galiyey Gobalada bariga Mudo sheena ka Tirsanaa Xildhibaanada Barlamaanka
Ciidanka Xidhay Ayaa waxa La Sheegayaa in Ay ka Amar Qaateen Wasiirka Arimaha Gudaha maxamed Kaahin