BREAKING NEWS

Roob Ka Da ay Widhwidh Iyo Buuhoodle

Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka Cayn ayaa hada waxaa helay roob Lagu qabow dsaday

Roobkan ayaa inta badan Baraagaha iyo Baliyadda Magaalada Buuhoodle Galiyay Biyo.

Deegaanka widhwidh ee Gobolka Cayn ayaa isna hada waxaa haya Roob Fiican.

Si Kastaba ha ahaate gobolka Cayn ayaa maalmihii la soo Dhaafay waaxa ka Da’ay roob teel teel ah oo Abaartii iyo biyo la’aantii Ka Biiyay dadka iyo Duunyada,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top