BREAKING NEWS

War Culus Ka soo Kordhay xariga Xildhibaan Dhakool{Video}

Taliska Ciidanka  Booliska maamulka Soomaaliland ayaa waxaa ay faah faahin ka bixiyeen sababta ay  xalay xabsiga u dhigeen Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka mid ahaa mudanayaasha Golaha Wakiilada Soomaaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top