BREAKING NEWS

Xaaska Xildhibaan Dhakool Oo ka hadashay Sidii loo Qabtay iyo Hanti ay dheceen Ciidamadii

Xaaska Xildhibaan Dhakool oo Warbaahintu Gurigeeda ay ku booqatay ayaa sheegtay in iyagoo Nabad ku seexday ay Ciidamo Albaabka Guriga kusoo Jebiyeen oo ay Xidheen Siyigeeda.

“Guriga waa la Jejebiyey Hurdadii iyo Fadhigii, Caruurtii waa laga Sasiyey, Si xaqdaro ah ayaa Gurigayga looso galay, Wax looga tagay ma laha Dahabkii iyo Moobiladii waxaa qaatay Ciidamada”.

Eedaynta ay jeedisay Marwada Xildhibaanku, Wax jawaab ah kama aysan Bixin Ciidamada Booliska.

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top