Maamulka muuse ayaa ka cabsi qaba inay qabsoomi waydo maalinkaas aya ula bexeen maalinta isaaqa
maamulka muuse ayaan haysan kalsoonida shacabaka gobalada U kataliyo kadib markii uu dhamaan shacabaka hagardamo ugaystay dhankasta isgoo ka qaday guryohoodi kana dudumiyay
haldoorki bulshada Uu xabsi U’ taxaabay falal aan horay loo arag Uu kusameeya shacabka Gobalada somliland taas oo sababtay inay shacabku kasoo horjestan Taliska Muuse biixi
Kaas oo noqday Madaxwaynii u horeeyay Ee Loo bixiyo magacayo katurjumay Filciladisa Sida HANDARAAB