BREAKING NEWS

Somaliland Oo U Jawaabtay Dawladda Soomaaliya{Video}

Xukuumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal uu dhawaan yidhi raysal-wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, kaasi oo ahaa in Somaliland ay lumisay fursad dahabi ah, ka dib markii ay diiday in uu Hargeysa yimaado madaxweyne Farmaajo, isagoo uu weheliyo Abiy Axmed.

HALKAN KA DAAWO………………

Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Faratoon ayaa yidhi, “Halkani [Somaliland] maaha meel la iska soo galo, maaha dal la iska yimaado, Farmaajo dalka wuxuu iman karaa oo kaliya isagoo qirsan madax-bannaanida Somaliland

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top