BREAKING NEWS

Xadhiga Xildhibaan Dhakol masharciba?mise waa sharci darro {Daawo Video ]

Garyaqaan Mubaarak Cabdi Ismaaciil oo Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa Xadhiga Xildhibaan Dhakool ku sifeeyay inuu yahay Mid Sharci darro ah, Wuxuuna xusay in la xidhi karo oo keliya iyadoo laga Xayuubiyo Xasaanada Xildhibaanimo.

Wuxuu sheegay inuu Cabiray Aragtiisa Islamarkaana ay tahay dood Furan Midka mudan 26-ka June iyo 18-May in la wayneeyo, Balse aysan ahayn wax dambi ah.

Garyaqaanku wuxuu sidoo kale ka hadlay arimo kala duwan oo la xidhiidha Arintaasi.

Halkan ka Daawo

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top