BREAKING NEWS

Cabsi Xoogan Oo Cali Khalif Dulhoganasa

Cali khaliif Galaydh Oo Mudooyinkii ugu danbeeyay  Ku sugna Hargaysa Islamarkaana Olole Tabliiqayn ah Ka Bilaabay Deegaankaasi  markii albaba uu ka xidhay  Muuse Biixi.

Cali khaliiF Galaydh Oo ka danbeeyay qorshihii Godka Lagu galiyay Xildhibaan Dhakool  ayaa Ku dhici wayay In Uu ka hadlo xadhiga Dhakool

Hadalkii Lagu xidhay Dhakool ee 18-May Reer Ayaa leh iyo Somaliland Looma dhama waxaa Lahaa qorshaheeda Cali khaliigf Galaydh oo usoo dhiibay Xldhibaan Dhakool

Galaydh oo Ay Durba Cabsi xoogan Ku Abuurtay Xadhiga Dhakool ayaa Qudhiisu hada ah faro Ku Gabadan waxaana xadhiga Dhakool  uu u quus gooyay Galaydh-kii Ku Musanaabayay Anigu waxaan Ahay Somalilander Ee Tolkiis Loo mariyay Dacarta.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top