BREAKING NEWS

Nin Calanka somaliya Ku Labisan iyo Hargaysa Maxaa Kala qabsaday{Video}

Maleeshiyaadka Maamulka somaliland ayaa Badhtamaha Magaalada Hargaysa Ka dhex Qafaashay Wiil dhalinyaro ah oo Xidhan Dhar Ka samaysan Midabka Calanka Jamuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top