BREAKING NEWS

Dhacdo yaab leh Hargaysa Ka Dhacday,{Daawo sawiro]

Magaalada Hargaysa waxaa maanta Ka dhacay Arrin Naxdin leh oo mucijiso kunoqotay Dadweynaha Magaaladaasi.hargaysa

gabadh kamida ah Kuwa Magaalada Hargaysa ayaa Suuli Ku riday ilmo yar oo ay dhashay.

Gabadhan ayaa ilmaha si badheedh ah Ugu Riday Suuli 10 Midir ah oo Si caadi ah Loo Isticmaalo.

Hadaba Ciidamada Damdamiska maamulka Somaliland ayaa Ku Guulaystay inay Ugu galan Suuliga ilmaha islamarkaana Ka soo badbaadiyan Isagoo nool.

Hadana waxa lagu hayaa cusbitalka dhex Ee magalada hargaysa yadoo halkaas cafimadkisa lagu dabiibayo ciidanka Police ka ayaa yagu hargaysa ka baadi goobaya haweenaydii dhashay ilmahan yare.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top