BREAKING NEWS

War Deg Deg Ah:Weerar Ka dhacay Laascaanood iyo Dhimasho Ka dhalatay

Magaalada laascaanod Caasimada Gobolada SSC waxaa caawa lagu toogtay Askari. Weerar ka dhacay Saldhiga Bariga ee laascaanood Askari ka tirsan maleeshiyaadka Isaaq ee ku sugan Gobolkaasi.

Dilkan askarigan ayaa dhacay Kadib Weerar Mudo Socday oo Lagu Badhtilmaameedsaday Saldhiga Maleeshiyaadka SNM ee Xaafada Ex Kanratool laascaanood.

Askarigan ayaa ka mid ahaa maleeshiyaad Faro badan oo la keenay Gobolka Looguna Talo galay In maalinta 18 may lagu Cabudhiyo Shacabka Laascaanood.

Isku Soowada duubo Sidoo Magalada laascaanod waxaa ka socda Abaabul xoogan oo isugu jira Gurista qashinka Mudaharaad iyo Waliba iska caabin hubaysan oo Laga Hor tago maleeshiyada SNM.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top