Marka la joogo Gobollada SSC ama Sool Sanaag iyo Cayn maalinta 18ka May waxaa loo asteeyay maalinta Qashinka Gurka ama maalinta nadaafadda waxaana sanad waliba maalintaasi shacabka Gobolladaasi ay sameeyaan olole balaaran oo nadaafadeed.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Maalinta Birri ayaa lagu wadaa in ay noqoto maalinta qashinka gurka Gobollada SSC waxaana hadda magaalada Buuhoodle laga dareemayaa diyaar garoowga xuska maalintaasi