BREAKING NEWS

Madaxweyne Xaaf Si Qosol leh Ugu jawaabay Md Farmaajo{Video}

Madaxwaynaha Galmudug ayaa caawa Jawaab ka bixiyay hadalkii Madaxwayne Maxamed C/laahi Farmaajo kaas oo ahaa in Madaxwayne Xaaf aanu aqbalin calaamadihii cudurka galmudug daawada u ahaa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Isaga oo ka jawaabayay arrintaas ayuu isaguna dhankiisa yiri ” Cudurku waa Virus iiga yimid dhanka Madaxwaynaha” waa sii hadloo waxaa uu intaas ku daray dawladii waa fashilantay ee Galmudug hatashato.

Inkasta oo Madaxwayne Farmaajo iyo Xaaf ay kaftan siyaasadeed hawada isumariyeen, hadana waa muhiim in uu yimaado tanasul lagu shaqayn karo.

Khudbadda Axmed Ducaale waa Madaxwaynaha Galmudug waxaa jirtay dhaliil ay lahayd taas oo ah” Madaxwayne Farmaajo hadii uu rasaas aynu cadawgeena kula dagaalano nasiiyo waxaa uu ka baqayaa in aynu caabudwaaq ku weerarano.

Caabudwaaq waxaa ay ka mid tahay deegaanada ay tahay in uu xaqooda raadiyo, madaxwaynaha ku yahay sidaas darteed waxaa ay ahayd in uu dhan kale u dhigo.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top