Xaalada guud ee magaalada Lascanod ee Gobolka Sool ayaa circa isku sii shareertay, kadib markii caawa ciidamo hubaysan ay weerareen sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada Boliska ee Lascanood,sarkaalkan ayaa xil uu shaah cabayay tooriyeeyo lala dhacay, waxaana soo weeraray dablay hubaysan aan haynbtooda la aqoon.
Guud ahaa Magaalada ayaa mar qudha is qabsatay rasaas xoogan oo ay ridayaan dablaydan hubaysan iyo Maleeshiyaadka snm ee ku sugnaa saldhiga dhexe ee lascanood.
La soco WidhWidh Online News Desk