BREAKING NEWS

Laascaanood IyO maalinta Qashinka{Video}

Waxaa maanta magaalada laascaanood luuq kasta iyo jidkasta maleeshiyaadka SNM dhigen ciidan si aan shacabka khaatumo usoo xusin maalinta qashinka balse taasi ma suuro galin waxaana laascaanood ka dhacay Xuska maalinta Nadaafada gobolada khaatumo,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shacabka Gaar ahaan Hablaha Geesiyada AH Ee Reer Khaatumo ee Laascaanood ayaa maanta Beeniyay Qorshihii SNm waxayna Si Balaadhan Uguren Qashinka,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top