BREAKING NEWS

Muuse Biixi Oo Ku Dhawaqay Inuu Siidaynaayo Maxabiistii Dagaalki Tukaraq Codsina udiray Puntland{Video}

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi”Maxaabiistii lagu qabtay Tukoraq waan soo wareejin,waxaana ka codsanayaa madaxda Puntland inay soo daayaan maxaabiista ay naga hayaan”

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top