BREAKING NEWS

Saaka iyo laascaanood Daawo

Maleeshiyaadka Maamulka SNm ayaa saaka isku gadaamay Gudaafadaha Qashinka iyo dhamana wadooyinka Magaalada Laascaanood.

Heegankan Xoogan ay galen Maleeshiyaadka maamulka SNM Ayaa ka dhashay baqdin laga qabo shacabka ssc oo maalinta 18 may ee snm u dabaaldagto ay iyagu qashinka iska guran

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top