BREAKING NEWS

Taleex Oo Si weyn Looga Xusaayo maalinta Nadaafada EE 18 May{Video}

Iyadoo maanta Dhamaan Gobolada Khaatumo uu ka socdo Ololaha Nadaafad Ee 18 may halka Beesha isaaqna ay u dabaaldagayso maalintii ay ka xorooben Daarood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Magaalada Taleex ayaa kamii ah Deegaanada maanta sida weyn looga Guraayo Qashinka

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top