Syaasi Tuke cabdi hayaan ayaa ahaa saraakishi Dawladi Maxamead Siyaada bare hogaamin jirtay kadib marki ay dhacaday dawldi ayaa waxa uu galay dalka dibadisa
Waxaa mudo badan dacawado la’ daba socday dad kasoo jeeda Maamulka Muuse oo ay ku an daconaya waxa uu nooo gaystay Xasuuqa markii ay dagaladu ka socdeen Gobalada Waqooyi
hadaba waxaa iswaydina leha Maamulka somalilnad miyay ilaaa ween dadki lagu gubaaday gobalada SSC aan wali laysla soo qaadin sida kalshale Widhwidh bali haraca Saaxdher boocame dhamaan dagmooyin kale oo gaobalada SSC
Hadaba kiiska tuke cabdi hayaan ayaa dhamaan waxa kasoo horjestay dad waynaa gobalada SSC yadoo marba marka kadanbaysa ay soo baxayaan baaqa laga soo horjeedo dacawada tuke cabdi hayaaan