BREAKING NEWS

SNM Oo Ku Fashilantay Dacwadii Tuke

Waxaa dalka Mareykanka ku soo Dhamaaday maanta Maxkamad Been Abuur ah oo Maamulka Somaliland ku saartay Korneyl Tuke oo kamid ahaa saraakiishi Dawladii Kacaanka.

Tuke oo ah Muwaadin ka soo jeeda Gobolada khaatumo waxaa Dacwad Ku Soo Oogay Nin Lagu magacaabo Faarax Warfaa kaaso sheeganaayay in Tuke La dhacay rasaas.

Hadaba Maxkamadii Qaaday Dacwada ayaa Dhagaysi Kadib mudo Sadex Casho ah Socday waxaa ay maanta Ku Dhawaaqday Go aanka Rasmi ah Oo Sheegaya IN Tuke Aanu lahayn Wax Danbi ah Islamarkaana Eedaha usoo Jeediyay Faarax Warfaa aysan Lahayn cadeen Dhab ah sida Aawadeedna waxaa ay maxkamadu Been abuur iyo Waxba kama jiraan ku tilmaantay Dacwadii uu soo Gudbiyay Faarax Warfaa iyo Beesha Isaaq.

Si kastaba ha ahaate Maaha markii koobad iyo markii Labaad ee Sidan oo kale maamulka Somaliland ugu Hungowday Dacwo ay Soo dhoobdhoobtay oo ay kusoo oogto Kornayl Tuke.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top