BREAKING NEWS

Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur iyo somaliland maxay Kawada Hadlen{Sawiro{

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa kulan ku yeeshay  Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah DF  Soomaaliya oo uu kamid yahay Cabdiraxmaan Cabdishakuur, iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Faysal Cali Waraabe .

Kulanka  Arimaha looga hadlay Si dhab ah looma Xaqiijin, Balse wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo Dhinacyadda Muraaridka Dawladda iyo  Somaliland ay Fursad ka dhex raadinayaan Khilaafka u dhexeeya Kenya iyo  DF Somalia .

Burburkii dalka kadib waxaa  Lumay Qiyamkii Bulshada Soomaaliyeed, waxaana   dhacdo ugub ah in Dalkaaga aad kala safato dal kale, waxaana sidoo kale siwayn loo  xusuustaa Xiligii Madaxda maamuladu ay Dawladda dhexe kala safteen  Imaaraadka Carabta.

Eng. Faysal Cali Waraabe   ayaa horay u sheegay inay Nairobi u tagay siday meesha uga saari lahaayeen warbixino oo Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C.raxmaan Cirro u gudbiyey Beesha Caalamka.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top