BREAKING NEWS

Codsiyo Lagu dalbanayo in lasii daayo Wariye Coldoon. {Daawo Video}

Hay’addo iyo Ururo Warbaahineed oo kala duwan oo Xukuumadda Somaliland ka codsaday in Xoriyadiisa dib loogu soo celiyo Cabdimaalik Coldoon.

Wariye Coldoon  wuxuu Saddex Jeer kasoo Muuqday Maxkamaddo ku yaalla magaalada Hargeisa, Waxaana   Xukuumaddu ka cosatay  Maxkamadda  Sare in la sharciyeeyo Xadhigiisa, iyo Kiiskiisa Lagu Qaado Hargeisa.

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top