BREAKING NEWS

faysal cali warbe Oo ku fashilmay Waraysigi Eglan Show.{Daawo Video]

Waxaa wax laga waydiiyey Qoyskiisa, Sida uu Arko Dumarka Badan ee la Guursado, Waxa uu Jecel yahay,

Mar la waydiiyey Hadii lagu dhaho Siyaasadda ka fadhiiso, Wuxuu dooran lahaa, Ayuu sheegay inuu Noqon lahaa Tabliiq diinta Fidiya.

Mar wax laga waydiiyey Sababta uu wax badan u Dhaliilo DF Soomaaliya. “Aniga Iyo Cali Khaliif ayaa siwayn u dhaliilaa Siyaasadda Soomaaliya, oo is Hagaajiya ayaan dhahnaa, Runta ayaanu sheegnaa, Anigu Isma lahayn Gabadh Reer Soomaaliya ah ayaad is guursanaysaan, Balse Calafkaa isku kaa daray, Jacaylkii Rasmiga ahaa ayay Noqotay”.

Dhaqanka Soomaalida mar la waydiiyey ayuu sheegay inuu ugu Jecel yahay Dhaqanka Ogaadeenka, Islamarkaana uu Ugu Neceb yahay dhaqanka Reer Muduga “

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top